Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano cusub (Daawo Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka oo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Jubbaland ayaa deegaano dhaca waqooyiga gobolka Jubbada Hoose kala wareegay Al-shabaab Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka waxay sheegeen  inay kula wareegeen degaanada Araare, Balad-raxma iyo Kobon oo hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose oo ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab. Afhayeenka wasaaradda Amniga Jubbaland Cabdnuur Ibraahim Xuseen … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano cusub (Daawo Sawirro)